Xulka Masar Oo Soo Gaaray fiinaalka Koobka Qaramada Afrika


Xulka Kubada Cagta ee Dalka Masar ayaa noqday kii ugu horreeyay ee gaara ciyaarta kama dambeysta ah ee Koobka Qaramada Afrika.

Waxa uu rigoorayaal uga badiyay xulka Burkina Faso, ka dib markii ay isla dhaafi waayeen barbaro 1-1 ah


Goolhaye Essam El Hadary ayaa gool ku laad ka qabtay Bertrand Traore, sidaasi ayayna guusha ku raacday Dalka Masar.


Dalka Masar ayaa hadda sugeysa xulka kasoo baxa ciyaarta caawa dhexmari doonta kooxaha Ghana iyo Cameroon Oo ah Ciyaar aad u adag 

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*