Isku Aadka Ciyaaraha UEFA Champion League Oo La Sameeyay


Waxaa magaalada Nyon ee dalka Switzerland lagu sameeyay Qori tuurkii ama isku aadkii koobka horyaalada Yurub ee UEFA Champions League Ayadoo  ay iskugu soo hareen 4-kooxood


Kooxaha reer Spain ee Real Madrid Vs Atletico ayaa qoorta la isku galiyay waxaana sidoo kale isku aaday kooxaha As Monaco Vs Juventus oo kala hogaaminaya horyaalada dalalka Faransiiska iyo Talyaaniga .
Is araga ama lugta hore ee Semi-fiinaalka koobkaan ayaa waxaa la kala ciyaari doonaa 2-da iyo 3-da bisha dambe ee May , halka is araga Wajiga labaad la kala ciyaari doono 9-ka iyo 10-ka isla bisha dambe ee May .


cf4

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*