Bandaw lagu Soo Rogay Qaar Ka mid ah Magaalooyinka Jubbaland


Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in maamulka Jubaland uu bandow kusoo rogay degaano gobolka ka tirsan.
Bandowgaan ayaa xalay dhaqan galay waxaana la ogeyn sababaha ka danbeeya.
Hoos ka akhriso wareegtada kasoo baxday maamulka Jubaland.


Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*