War Deg Deg ah:Diyaaradaha Dowlada Kenya Oo Duqeeyay Degaano Ka Mid ah Gobolka Gedo


Wararka Laga helaayo Degaanka Kibis ee hoostaga Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay Maanta Duqeeyeen,waxaana Duqeymaha lala beegsaday Fariisimo Al-shabaab ay ku leeyihiin Degaanka Kibis.


Saraakiil ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in Duqeynta lagu dilay Rag ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa Degaanka Kibis ee Gobolka Gedo .


inkastoo aysan dowlada Kenya weli Faah-faahin ah ka bixin Duqeynta Diyaaradaheedu ay ka fuliyeen Duleedka Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*