Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab Oo Xalay Ku Dagaallamay Qoryooley


Wararka laga Helaayo Demada Qoryooleey Oo ka Tirsan G/SH/hoose ayaa Sheegaya in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ay xalay ku dagaallamay Degmada Qoryooley 

Dagaalkaan ayaa dhacay xalay waxaana la weeraray fariisin ciidamada  dowladda ay ku leeyihiin degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/Hoose.


Xiliga dagaalka uu dhacaye waxaa socdaal degmooyin ay kamid tahay qoryooley ku maraye mas’uuliyiin katirsan maamulka gobolka oo uu hogaaminaye gudoomiyaha G/Sh/Hoose Ibraahim Aadan Najax.


 Taliyaha qeybta Booliska G/Sh/Hoose Gaashaanle Sare Cabdi Ibraahim Shaamoow cabdi dheere  ayaa sheegay in khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi uu ahaa mid kooban .inkastoo uu sheegay in ay Dagaalka Soo qaadeen Al-Shabaab

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*