Kulamo badan ayaa caawa dhacaya oo ka tirsan isreeb-reebka koobka Adduunka


Kulamo badan ayaa caawa dhacaya oo ka tirsan isreeb-reebka koobka Adduunka ee Wadammada qaaradda Yurub iyo sidoo kale wadamada Koonfurta America iyo waliba saacadaha ay ciyaarayaan xilliga geeska Afrika.


group A

9:45 Habeenimo Bulgaria vs Sweden

9:45 Habeenimo France vs Netherlands


9:45 Habeenimo Luxembourg vs Belarus

Group B:

9:45 Habeenimo Hungary vs Latvia

9:45 Habeenimo Portugal vs Faroe Islands

9:45 Habeenimo Switzerland vs Andorra

Group H:

9:45 Habeenimo Belgium vs Gibraltar

9:45 Habeenimo Cyprus vs Bosnia-Herzegovina

9:45 Habeenimo Greece vs Estonia

Kulamada Caawa Isreeb-reebka Qaaradda Koonfurta America:-

12:00 caawa Saqda dhexe: Venezuela vs Colombia

1:30 caawa Saqda Dhexe: Chile vs Paraguay

2:00 caawa Saqda dhexe: Uruguay vs Argentina

3:45 caawa Saqda Dhexe: Brazil vs Ecuador

5:15 berri subax aroortii: Peru vs Bolivia

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*