RASMI: Naadiga West Brom Oo Shaacisay Saxiixa Grzegorz Krychowiak.


 


Naadiga kubadda cagta West Brom ayaa ku dhawaaqday saxiixa Grzegorz Krychowiak kaasoo ay ka soo qaateen naadiga PSG ee dalka Faransiiska.


West Brom ayaa kooxda PSG kaga soo qaadatay Krychowiak hal xilli ciyaareed oo amaah ah, waxaana loo gacan galiyey lambarka 20-aad ee Naadiga reer England

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*