RASMI: Nadiga Tottenham Hotspur ayaa ku dhawaaqday saxiixa difaacii Paris Saint-Germain ee Serge Aurier.


 


Nadiga kubadda cagta Tottenham Hotspur ayaa ku dhawaaqday inay dhammaystirtay saxiixa difaacii naadiga Paris Saint-Germain ee Serge Aurier, waxaana ay ka dhiganaysaa bedelka Kyle Walker oo ku biiray Man City.


Spurs ayaa hadda shaacisay inay la saxiixatay Aurier kaasoo qalinka ugu duugay heshiis shan sanadood ah oo ku eg illaa sanadka 2022, waxaana uu noqonayaa saxiixii afaraad oo ay kooxdu sameyso xagaagan.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*