XIFAALTANKII U DHAXEEYAY XULALKA TALYAANIGA IYO SPAIN OO CAAWA WADA CIYAARAYA?


 


Xulalka Spain iyo Talyaaniga ayaa caawa ku wada ciyaari doona garoonka Santiago Bernabeu ee magaalada Madrid kulan ka tirsan isreeb-reebka Koobka Adduunka.

La Roja iyo Azzuri ayaa wada ciyaaray 36 kulan xulka Talyaaniga ayaa badiyey 11 kulan, halka xulka Spain uu adkaaday 10 kulan, waxaana ay barbaro galeen 15 kulan, sidaas darteed waxaa hal guul badan xulka Italy.


Kulankoodii ugu dambeeyey ee labadan xul ee Italy iyo Spain ay ku kulmaan ayaa ka dhacay magaalada Turin 06 bishii October sanadkii hore ee 2016, waxaana ay ku kala tageen barbaro 1-1.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*