RASMI: Man United Oo Xaqiijisay Lambarada Xidigaheeda ay Qad Doonaan Xilli Ciyaareedka 2017/2018


 

Nasiga Manchester United ayaa si rasmi ah u xaqiijisay lambarada ay xidhan doonaan ciyaartoydeda xilli ciyaareedka 2017/2018 iyadoo oo uu si weyn uga soo dhex muuqday Zlatan Ibrahimovic kaas oo lagu abaalmariyay
lambarka 10-aad 


Akhriso:LIISKA Lambarada ciyartoyda OO DHAMEYSTIRAN ::


1. De Gea
2. Lindelof
3. Bailly
4. Jones
5. Rojo
6. Pogba
8. Mata
9. Lukaku
10. Ibrahimovic
11. Martial
12. Smalling
14. Lingard
15. A. Pereira
16. Carrick
17. Blind
18. Young
19. Rashford
20. Romero
21. Herrera
22. Mkhitaryan
23. Shaw
25. Valencia
27. Fellaini
31. Matic
36. Darmian

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*