AC Milan Oo Soo Bandhigtay Cayaartoyda u Diyaarka ah Kulanka Udinese


Kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa soo bandhigtay Magacyada Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka ay lacayaari doonaan kooxda Udinese oo ay ku marti gelin doonaan Garoonka San Siro ee Magaalada Milano.

AC Milan ayaa Cayaarta Udinese Waxaa dhaawac kaga maqnaan doona Xiddigaha kala ah Luca Antonelli iyo Andrea Conti Waxaana Macalin Vincenzo Montella uu soo bandhigay 23 Cayaaryahan oo diyaar u ah Cayaarta Udinese.


GK: A. Donnarumma, G. Donnarumma, Storari.


Defenders: Abate, Bonucci, Calabria, Gomez, Musacchio, Rodriguez, Romagnoli, Zapata.

Midfielders: Biglia, Bonaventura, Calhanoglu, Kessie, Locatelli, Mauri, Montolivo.

Strikers: Borini, Cutrone, Kalinic, André Silva, Suso.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*