RASMI: Real Madrid Oo Soo Saartay Liiska Ciyaartoyda oo Ay Ku Wajaheyso Real Sociedad -Xili Xidigo Muhiim Ah ay Ka MaqanYihiin


 

Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane 
ayaa si rasmi ah u so saaray liiska ciyaartoyda ee uu ku wajahaya Kulanka Real Sociedad.

LIISKA OO DHAMEYSTIRAN:


Goolhayeyaasha: Navas, Casilla and Luca.

Daafaca: Carvajal, Ramos, Varane, Nacho, 
Theo & Achraf.


Khadka Dhexe: Modric, Casemiro, Asensio, Isco, Ceballos, M. Llorente and Franchu.

Weerarka: Bale, Lucas Vázquez and B. Mayoral.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*