Cristiano Ronaldo Maya Lionel Messi Haa


Weeraryahankii weynaa ee Xulka qaranka Braziil Luis Ronaldo ayaa soo Saaray magacyada 11 kii Cayaaryahan ee abid ugu fiicnaa kubada Cagta Caaamka kuwaas oo hadii uu Macalin yahay uu soo xulan Lahaa.

Ronaldo oo ka mid ahaa Cayaartoyda Kubada Cagta ee Caalamka ugu Taageerayaasha badan ayaa Xiddigaha uu xushay ka reebay Ninka Samiga ay yihiin ee C-Ronaldo halka uu soo xushay Cayaaryahanka ay xafiiltamaan ee Lionel Messi taas oo dad badan layaabeen maadaama uu u dheelo Real Madrid isla Markaana ay shirko kuyihiin magaca Ronaldo.

Luis Ronaldo ayaa Braziil u qaaday 2 koob aduun oo uu kujiro kii uu lugtiisa ku qaaday ee Sanadkii 2002 dii ayaa sidoo kale ku Guuleystey 2 mar abaal marinta Ballon D’Or Waxaana lagu Tilmaamaa in uu yahay Weeraryahankii ugu fiicnaa ee Caalamka soo maray 30 kii Sano ee lasoo dhaafay.


Hadaba Waa kuwee 11 ka Cayaaryahan ee uu soo xushay Ronaldo?


Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*