War-Murtiyeed Mamul Goboleedyada ka Digay burburinta Galmudug iyo K/Galbeed,


Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada ee dhawaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ayaa war-murtiyeed wadajir ah oo ay soo saareen ku dhaliilay dowladda dhexe sida ay ugu howllan tahay bur burinta Dowlad Goboleedyada Soomaaliya.


Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*