Laacibka Cayaaryahanka Naadiga Liverpool Philippe Coutinho Oo Dalbaday Nambarka uu u xiranayo Naadig….


Laacibka  Naadiga kubada Cagta Liverpool  Mr Philippe Coutinho ayaa dalbaday Nambarka uu u xiranayo Naadiga Barcelona kaas oo ah kan uu ugu jecelyahay in uu xirto.


Philippe Coutinho oo la aaminsaynahay in uu heshiis rasmi ah lagaaray Naadiga  Barcelona Waxaana lacadeeyey in uu dalbaday Nambarkii uu ka tegay Xiddiga ay isku Wadanka yihiin ee Neymar kaas oo ah Nambarka 7 aad.


Xiddigaan 25 Sano jirka ah ayaa lasheegayaa in ay Barcelona ku iibsatay aduun lacageed gaaraya £133m Waxaana lafilayaa in uu ladhameeyo heshiiskiisa Todobaadkaan Gudihiisa isaga oo doonaya in lasiiyo Nambarka 7 aad oo ah kan uu ugu jecelyahay in uu qaato

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*