Maqaal :Kama xumi horumarka Puntland “Laakiin Waxaan Dhaliilsanahay Socod Xumida Labadaan masuul.


Kama xumi horuumarka deegaanka majeerteeniya ( puntiland)
Laakiin waxaan dhaliilsanahay socod xumida labadaan masuul.


Waxaa dabiici ah haddii aad xil umadeed qaado in eedo badan kusoo wajahayaan

Prof:Cali maxamed geedi waxa uu soo noqday raysalwasaare kmg laakiin deegaanka uu kasoo jeedo Waxba ma uusan Ka Qaban Waa dhul aan La Heeyn Adeegii Bulshada Sida Caafimaadka Waxbarashada,ee Maxuu Ka Damacsan Yahay  ?

Deg Aadan yabaal iyo Garowe maalin qura ayey wada qaateen jagooyinka dagmanimo xiligii madaxweyne Aadan Cadde ee bal is weydiiya farqiga labada magaalo u dhexeeya adiga ayaa ila garan doona dulucda hadalkee.

Salaad Cali Jeelle ex xildhibaan iyo wasiir k/geen Gaashaandhiga ,marka deegaanka uu kasoo jeedo oo qiyaastii 190 kmt uu jira caasimadda Muqdisho Waxaana loo socdo inka badan 6saac Mana Lahan Adeegyadii Bulshada Sida Caafimaadka Waxbarashada, Waana Siyaasi Somaliyeed Oo Sheegtay in uu Xisbi Madax u Yahay,   Marwalibana Waxa uu Taagan Yahay Idacadaha Asigoo Difaacaya Rag Sidiisa Oo Kale Oo Wax u qabtay Dadkoodii iyo Degaankoodii, Waana Nasiib Daro Heeysato Siyaasiga Salaad Cali jeelee,  wax xishood ah ma dareemayo miyaa inuu idaacadaha hadalo raqiis ah lasoo istaago.

Kuwa hadda xilalka deegaanadaas aan soo sheegay haya sida

C/hi m Nuur Waa xildhibaan Ka Tirsan Barlamanka Somaliyeed Waxaana uu Ku Soo Galay Xilka ama laga soo dortay Dadkiisa iyo Degaankiisa ,Waxa uu soo Naqday Ex  Wasiir Dowlaha Maliyada Somaliya ,marka deegaanka uu kasoo jeedo oo qiyaastii 190 kmt uu jira caasimadda Muqdisho Waxaana loo socdo inka badan 6saac Mana Lahan Adeegyadii Bulshada Sida Caafimaadka Waxbarashada, 

C/qaadir Cosoble  Waa xildhibaan ka Tirsan Barlamanka Somaliyeed Waxaana uu Ku Soo Galay Xilka ama laga soo dortay Dadkiisa iyo Degaankiisa in uu Wax Tarayo ,Waana Nin Ganacsade ah,marka deegaanka uu kasoo jeedo oo qiyaastii 190 kmt uu jira caasimadda Muqdisho Waxaana loo socdo inka badan 6saac Mana Lahan Adeegyadii Bulshada Sida Caafimaadka Waxbarashada, Iyo Xildhibaan wasiir Islow Asigana Waxa uu La Mid yahay Kuwa Horay lagu soo Xusay


Maxey u aamusanyihiin oo ay ka damceen nolosha in kabadan 1.5 milyan oo ku nool deegaanada ay kasoo jeedaan ??

Aan isku tashanee naga hor leexda ama nagu hogaamiya horumarka ay Garowe gaartay mid u dhigma

W Q

Maxamed Cabdullaahi Caraay 

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*