Wasiirka Cadaaladda Oo Xarigga Ka Jaray Xarunta Ciidanka Asluubta


Wasiirka Caddaaladda ee Dowlada Somaliya iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliyeed ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta  Ciidanka Asluubta Somaliyeed oo ku taalla waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye  Xaruntaasi Oo ahayd mid muddo dheer bur bursaneyd waxaana hadda dib u dhis ku sameeyay Taliska Ciidamada Asluubta Somaliyeed.


Munaasibadda xarig jarka waxaa wasiirka kala qeybelaya saraakiisha Ciidamada Asluubta oo uu ugu horreeyo Taliya Ciidamad Asluubta Somaliyeed,saraakiil kale oo lagu casuumay,Warbaahinta iyo marti kale.


Hadallada ay goobta ka jeediyeen ayey ku bogaadiyeen dib u dhiska Xarunta Ciidamada Asluubta ee Magaalada Muqdisho oo muddo dheer bur bur ku jirtay haddase dib loo dhisay

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*