Michael Carrick oo Xili Ciyaareedka Dambe Ku Soo Biiri doona waaxda tababarka Kooxda Manchester United


Xidiga khadka dhexe ee Kooxda Manchester United Michael Carrick waxa uu ciyaarayaha ka fariisan doonaa dhammaadka Xiliciyaareedkan isaga oo ka mid noqon doona waaxda tababarka kooxda.

36 jirka oo aan ciyaar ka soo muuqan tan iyo bishii Sebteembar sababo xanuun wadnaha ah la xiriira ayaa ka mid noqon doonaa kooxda tababarka Mourinho xagaaga soo socda.


“In uu sidaas yeelo kooxda aad ayey ugu farxi doontaa. Sidoo kale aad ayaan ugu farxi doonaa haddii uu sidaas sameeyo,” ayey BBC Sports ka soo xigatay macalin Mourinho. “Waxaan ka filayaa in uu nagu soo biro.


 

Mohamed Hasan

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*