Xiriirka Kubadda Cagta Talyaaniga Oo isbadalo Ku Sameeyay Kulamada Horyaalka


Maamulka horyaalka talyaaniga ayaa ku dhawaaqay isbadal lagu sameeyay balse waxa ugu weyn ee la ogaaday waa xiliga kulanka Juventus iyo Napoli ay ciyaari doona isbuuca 34-aad, waxaana la ciyaari doonaa 22-ka April.

Hadii Bianconerri ay uso baxdo wareega Semi Final-ka koobka waxaa loo badali doonaa maalinta sabtida ah si ay kooxda u hesho waqti badan oo ay isugu diyaarineyso kulamada dhici doona 24-ka ama 25-ka.


Hadii ay sidaas dhacdo kulanka Ac Milan iyo Benevento ayaa loo badali doonaa oo laga dhigi doonaa maalinta Axadda.

ISBADALKA LA SAMEEYAY:

Isbuuca 34-aad:

Spal-Roma –                                  14.00, Saturday April 21
Sassuolo-Fiorentina –                    17.00, Saturday April 21
Milan-Benevento –                         19.45, Saturday April 22
Cagliari-Bologna –                          11.30, Sunday April 22
Juventus-Napoli –                           19.45, Sunday April 22
Genoa-Verona –                             19.45, Monday April 23

 


Isbuuca 35-aad:

Roma-Verona –                         17.00, Saturday April 28
Inter-Juventus –                       19.45, Saturday April 28
Crotone-Sassuolo –                 11.30, Sunday April 29
Fiorentina-Napoli –               17.00, Sunday April 29
Torino-Lazio –                         19.45, Sunday April 29

Isbuuca 36-aad:

Milan-Verona – 17.00, Saturday May 5
Juventus-Bologna – 19.45, Saturday May 5
Udinese-Inter – 11.30, Sunday May 6
Sassuolo-Sampdoria – 17.00, Sunday May 6
Cagliari-Roma, 19.45, Sunday May 6

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*