Kulanka Arsenal Vs. Southampton Oo La Soo Saaray Iyo Wenger Oo 7 Badal Sameeyey

Arsene Wenger toddobo badal ayuu ku sameeyey kooxdiisii toddobadkii hore ciyaarta maanta ee Southampton.

Tababaraha Faransa u dhashay hore ayuu u sheegay in uu is bedelo shaxdiisa ku sameyn doono inta u dhexeysa ciyaarta CSKA Moscow ee rubuc dhammaadka Europa League.

Taas wey dhacday oo waxaa shaxdiisa ka maqan toddobado ciyaaryahan kuwaas oo qeyb ka ahaa kulakii ay CSKA Moscow kaga badiyeen 4-1

Henrikh Mkhitaryan dhaawac ayuu ku maqan yahay halka fasax la siiyey Laurent Koscielny iyo Aaron Ramsey.

Jack Wilshere, Nacho Monreal, Mesut Ozil and Alexandre Lacazette iyaga kaydka ayaa lagu daray halka Reiss Nelson uu ka mid yahay kuwa ku soo bilowday.

Calum Chambers, Sead Kolasinac, Mohamed Elneny, Danny Welbeck, Alex Iwobi iyo  Pierre-Emerick Aubameyang iyaga wey ciyaari doonaan.

Arsenal: Cech; Bellerin, Chambers, Mustafi, Kolasinac; Elneny, Xhaka; Iwobi, Nelson, Welbeck; Aubameyang

Kaydka: Macey, Holding, Monreal, Wilshere, Ozil, Lacazette, Nketiah

Southampton: McCarthy; Cedric, Stephens, Hoedt, Yoshida, Bertrand; Ward-Prowse, Romeu, Hojbjerg, Tadic; Long

Kaydka: Forster, Pied, Redmond, Sims, Boufal, Austin, Gabbiadini

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.

*