Dorasho Xildhibaan Oo Maanta Ka Dhaceeysa Magaalada Dhuusa Mareeb


Waxaa Maanta Lagu Wadaa In ay Dorasho Xildhibaan  Golaha Shacabka Ay Ka Dhacdo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug


Guddiga doorashooyinka ayaa shaaciyay in maanta la qaban doono kursigii uu ka geeriyooday allaha unaxariiste Bootaan Ciise Caalin.

Waxaa ku tartami doona Musharaxiinta kala ah Maxamed Cilmi Afrax ( mideeye) iyo musharax Cabdulahi Faarax wehliye.


Sidoo Kale Ammaanka xarunta ay ka dhaceyso doorashadda ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana dhammaan dhuusamareeb ku sugan Ergadii doorashadda.Waxaa la sugaa Waa Cidii Ku Soo Baxda..

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*