Webiga Shabeelle Oo ku fatahay Xaafado Ka Mid ah Magaalada Jowhar


Wararka Laga Helaayo Magaalada Jowhar ayaa Sheegaya in uu Webiga  ku fatahay xaafada Horseed oo ka mid ah 4 xaafadood ee ay ka koobantahay Jowhar 


Webiga Shabeelle  la ciir ciirayay biyo badan ayaa ku fatahay magaalada jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle..


Fatahaata Webiga ayaa saameysay dhamaan dhaq dhaqaaqii dadka, Ganacsiga iyo dad badan oo ka bara kacay xaafadaasi, waxaa sidoo kale ay saameysay goobihii waxbarashada ee magaaladaas ku yaalay.

Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in hadda ay wadaan dadaalo ay ku doonayaan in ay ku xakameeyaan fatahaada Webiga Shabeelle.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*