XOG:Madaxweeyne Maxamed Farmaajo Imisa Jeer ayuu Dalka Ka Dhoofay? Muxuuna Ku Soo Kordhiyay?


Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo  waxaa lagu eedeeyaa in ay safarradiisu ay tirada ka Sii badanayaan. Aydoo uu Dalka ka Jiro  Dhaqalo Xumi Daran iyo Shaqo La,aan Baahsan,

Madaxweeyane Maxamed C/laahi Farmaajo Ayaa Ku eedeeyn Jiray Madaxdii Isaga Ka Horeeysay in ay Howlihii Qaranka Ku Badeleen Safaro Dibeda ah Balse Maanta Waxa aan Soo Bandhigeeyna Safarada Madaxweeynaha Iyo Waddmada uu Tagay. 

Xagee booqday?,
Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo  Waxa uu safaro Galay Ku dhawad 26 safar wuxuu dalka ka maqnaa 67 maalmood Sidoo kale Waddamada uu uu Booqday Waxaa Ka Mid ah  Keenya, Djibouti, Masar, Ethiopia, Ugaanda,  Rwanda, Ivory Cost .Turkey, UK,  Imaaraadka Carabta, Sucuudiga, Qatar, Iyo Urdun. 

Dhanka Kale  Shirarka uu Ka Qeey galo  Madaxweynaha lagama dhaxlin siyaasad ama hadaf siyaasadeed.Sidoo kale Laguma gaarin heshiis Wax utaraya Shacabka Soomaliyeed.  Shirarka uu Ka qeeyb Galo Waxa ay u Badan Yihiin Midawga Afrika iyo Jamacada Carabta ,Sidoo kale  Waxaa  Jira  in hantida Qaranka in si  khaladan Loogu Isticmaalo Safarada Dibeda ah.


Dhinaca  kale Madaxweeyne Maxamed Farmajo ayaa Mar waliba Ku eedeeyn jiray Madaxdii Isaga Ka Horeeysay In safaro Dibeda ah ay Galaan ayna Ku qarash Gareeyaan Lacago Fara Badan Balse Hadda Waxaa La Hayaa In uu isaga Bedelay  Safardii uu Ku eedeeyn Jiray Madaxdii Hore.

Ugu Danbeeyntii Safarada uu Galay Madaxweeyne Maxamed Farmaajo 8/2/2017 ilaa 14/4/2018 Waxa ay Gaarayaan Ku dhawaad 26safar  Sidoo Kale Waxa uu Dalka Ka maqanaa  67 Malin Walina uu safar Ku Jiro Hase ahaatee   Isku cecelis Imisa Jeer ayay Naqanayaan Sedex sano Kadib Inkastoo ay Wali  Jiraan Waddamo kale uusan Wali Booqan Sida Waddama Reer Galbeedka Iyo Asiyada Fog.


 

W/Qoray 

Libaan Balcad 

balcad110@hotmail.com

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*