Roobab Xoogan Oo Xalay Ka Da.ayay Muqdisho iyo Waddoyinka qaar oo xirmay


Roobab xoog leh oo Saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa saamayn ku yeeshay isu socodka dadka iyo gaadiidka, iyadoo wadooyinka waaweyn iyo kuwa xaafaddaha ay biyo fariisteen.

Roobabkaasi ayaa sidoo kale saameyn ku yeeshay dadka Barakacayaasha ah ee kunool Magaalada Muqdisho,kuwaa soo aan heysanin waxyaabo ay ka okortaan dhibicda roobka


Degmooyinka Xamarweyne iyo Boondheere ayaa waxaa ka go’ay wadooyinka inta badan kadib markii ay Fadhiisteen biyo. Warka qar  ayaa sheegayo in ay jirto Dhimasho kadib markii u Roobka Da.ayay Sacado Badan.


 

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*