Maxaa Ka Jiro In 5-Ciyaarayahan Nadiga Arsenal laga fasaxo Xilli Ciyaareydka Soo socda


Is badalka Arsene Wenger ayaa ah mida ugu hadal heynta badan dhamaadka xilli ciyaareydkan horyaalka EPL, sidoo kale waxaa loo magacaabay kooxda macalinka reer spain ee Unai Emery kaasoo dajinaya qaabka suuqa ay u wajihi lahaayeen.


Xaqiiqdii waxa loo baahanyahay macalinkan cusub inuu u baahanyahay ciyaarayahano badan inuu ka takhaluso, waa ay cadahay Arsenal in ay dooneyso is badal cidna caad kama saarna waxana tusaale ahaan kugu filan suda loo magacaaway   Raul Sanllehi oo madaxa ciyaara isku xirka kooxda lo magacaaway iyo Sven Mislintat oo ah madaxa kormeerka iyo qorista.

Shaxda ciyaarayahnada waa kuwa diyaarsan, Emery kuma filanan doonto intaan si horyaalka Premier league ugu guuleysto, hadaba waa inuu ciyaarayhano qaar oo xirfadleyaal ah inuu lasoo saxiixdaa.

Weerarka kooxda waa kuwa dhameystiran halka qadka dhaxe iyo daafacyada ayakane duleelyo yar ay ka jiraan, hadab waxaan hoos ku xusid doonaa 5-ciyaaryahan ay suurta gal tahay in kooxda laga fasaxo.

1:Granit Xhaka


2:Shkodran Mustafi

3:Danny Welbeck

4:Alex Iwobi

5:Hector Bellerin

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*