Dalalka Caalamka oo berri u dabaaldagaya Ciida Al-Fitriga


Guud ahaan Ummadda Islaamka oo ku kala sugan dalalka caalamka ayaa bilaabay dabaaldegga bilashada bisha Shawal kadib markii ay 29 maalmood ay soonaayeen.


Qaar ka mid ah dalalka Islaamka oo ay ka mid yihiin Sacuudiga, Qadar, Indonesia iyo Pakistan  ayaa ku dhawaaqay in maalinta beri ah ay tahay 1-da Bisha Shawaal sidoo kalena loo dabaal degayo Munaasabadda Ciidul Fidriga.


Dalka Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka laga ciidayo maalinta berri ah oo ah maalin Jimce ah.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*