Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Ceelbarafonline.com Oo Hambalyo u diray ummadda Islaamka


Maamulka Warbaahinta Ceelbarafonline.com iyo Shaqaalaha ayaa hambalyo ku aadan farxada Ciidul Fidriga u diray dhammaan dadka Islaamka ah meel walbo oo ay joogaan, maadaama ay caawa dhalatay Bisha Shawaal.


Maalinta berri ah ayaa guud ahaan dalalka Islaamka waxaa la rajeynayaa in si weyn looga dabaal dego maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga.


Waxaan Ummada Islaamka Iyo Ummada Soomaaliyeed ilaahay Uga Baryeeynaa in uu Ilaahay inaga Aqbalo Bishii Barkeeysneed ee aan  Soo soonay Sidoo kale Waxa aan ilahay  uga Baryaynaa in dalka somaliya uu Nabad ku soo dabaalo.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*