FIIRSO: W/Warfaafinta Hirshabelle”,Kama Shaqeeyo Xafiiskiisa Waxa uu Warqadaha Ka So Saara Hotelada Muqdisho”


Ku: Wasiirka Warfaafinta Hirshabelle

Ka: Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle

Ujeedo Kuxad gudub Dastuur iyo Shaqo gudasho la’aan Wassirka Warfaafinta Hirshabelle

Wasiirka Warfaafinta Hirshabelle ayaa lagu soo eedeeyay in uu Caburinaayo Saxaafada Xurta ah ee Ka Howl Gasho Dhamaan Degaanada Hirshabelle

Sidoo kale Wasiirka Warfafinta Hirshabelle Waxa uu Waraaq Ka Soo Qoraa Hotelka uu Dagan yahay ee Muqdisho Kama Shaqeeyo Xafiiskiisa Waxaa uu Ku Nool Yahay Muqdisho Waxaa ugu Danbeeyasay Xafiiskiisa uu Ka Shaqeeyo Maalintii Xilka Loo Dhariyay.Wuuna Isaga Tagay

 Dhinaca kale Waxa ay Xildhibaanada ay Sheegeen Dhamaan Gollihii Wasiirada Hirshabelle in aysan Shaqeeyn Waxaana ay Ku Jiraan Fasax Sidii Gollaha Barlamaanka Hirshabelle Oo Kale ,Waa Nasiib Daro in Hotelada Muqdisho ay Ka soo Saaraan Wareegto ayay Dhaheen,

Ugu danbeeyntii Maamulka Hirshabelle ayaa Naqday Maamul Magac u yaal ah aan Shaqeeyn Madaxdii Maamulka Waxa ay Ku Nool Yihiin Magaalada Muqdisho Lamana Garanayo Sababta Ka Danbeeyso In ay Ka Cararraan Xarunta Mamulka Hirshabelle Iyo in ay Ka shaqeeyn Wayaan Xilka Loo Dhaariyay,


TV CEELBARAF

Ku: Wasiirka Warfaafinta HirshabelleKa: Xildhibaanada Baarlamaanka HirshabelleUjeedo Kuxad gudub Dastuur iyo Shaqo gudasho la'aan Wasiirka Warfaafinta Hirshabelle"


Geplaatst door TV Ceelbaraf op Maandag 9 juli 2018

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*