Waa Sidee Qaabka Loogu Qeeybiyay Shirkadaha Diyaaradaha Soomaaliyeed Tirada Xujeyda Sanadkan?


 Diyaaradaha ka howlgalla dalka Somaliya ayaa  Sanadkaan loogu qeybiyey tirade Xujeyda,waxana lagu soo kordhiyey Saddex Diyaaradood.

Xilligii hore waxaa kaliya ka Shaqeyn jiray duulimaadayda dhinaca xajka,kuwaas oo kala ah Juba Airways iyo Daallo Airlines balse haatan lagu soo kordhiyey Sadddex kale oo kala ah Freedom Airlines, Ocean Airlines iyo East Africa.

Hadaba Shirkadaha Diyaaradaha Xajka waxaa Sanadakan loogu qeybiyay sidan

Juba Airways: 3000

Daallo Airlines:3000

Freedom Airlines : 1000

Ocean Airlines : 1000


East Africa: 600


Dhinaca kale gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa xilka qaadis lagu sameyey Wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xasan Macallin Xuseen.

Wararka waxa ay sheegayaan in sababta xilka looga qaaday Wasiirka ay tahay inuu u hoggaansami waayey  amarka Ra’iisul Wasaaraha ee lagu soo kordhiyey saddexda kale  diayaradooda,isaga oo qoray warqado uu ku magacaabayo shakhsiyaad u xaglinaya shirkadaha hore u maamuli jiray hawshan.

Hase ahaate Arrinkan ayaan aheeyn Mid Wax Ku soo Kordhinayo Dhinaca Qiimaha.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*