Ciidamada Dowlada Oo Yiri”Waxaan Dilnay Madax Ka Tirsan Al-shabaab”


Wararka aan ka heleyno deegaanno hoostaga degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha hoose, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa howgallo ay ka sameeyeen ciidammo ka tirsan xoogga Dalka somaliya.

Saraakiisha taliska Milatariga ee Shabeelaha hoose  ayaa sheegay in howgalladan ay ku dileen saraakiil  sare oo ka tirsan Shabaab.


Saraakiisha la dilay ayaa waxa ay ay ugu magacaawnaayeen Shabaab, dhanicyada howlgallada iyo Sirdoonka.


Dhinaca kale Maalmihii ugu danbeeyay ciidamadda Milatariga ayaa howgallo, waxa ay ka wadeen deegaanno hoostaga degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha hoose.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*