Ciidamo AMISOM Ah Oo Lageeyay Xabsiga Dhaxe Ee Xamar


Taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliya Bashiir Maxamed Jaamac Goobe oo Kahadlayay arimo laxariira iskaashi dhaxmara ciidamada ayaa waxa uu soo hadal qaaday arimo la xariira Xabsiga dhaxe.


Taliye Bashiir Goobeayaa sheegay codsi ka yimid ayaga in ciidamo boolis Amisom ah hada  La keeno Xabsiga dhaxe, ciidanka AMISOM  ayuu Sheegay In ay ka qeeyb qaadanayaan  Amaanka Xabsiga Dhexe Xamar. Bashiir Goobe 


Xabdiga dhaxe ee Xamar ayaa horay waxaa horay amnigiisa u sugaayay ciidamada Asluubta lakiin hada waxaa la sheegay maadaama dib loo howlgaliyay xarrunta weyn ee taliska Asluubta in ay adkaatay ciidamadu In ay  ee ku filnaadaan ilaalinta amaanka Xabsiga dhaxe iyo xarrunta taliska Asluubta.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*