Maamulka Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Isu-duwaha Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta ee Gobolka Bakool


Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Cabdi Maxamed(Ugaas Xasan) ayaa Maanta waxaa lagu Magacaabey Isu-duwaha Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta ee Gobolka Bakool


Wareegtada ayaa waxaa lagu sheegay kadib markii la arkay baahida loo qabo  in la Magacaabo Isu-duwaha Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Gobolka Bakool ayaa waxaa xilkaas loo Magacaabay Cabdi Nuur Cali Aadan.


Sidoo kale mas’uulka la Magacaabay ayaa waxaa la faray in uu si wanagsan ula Shaqeeyo Saxaafada ka howlgasha deegaanada Gobolka Bakool.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*