Warbaahinta Ceelbarafonline.com Oo Hambalyo u Diraysa Dhamaan Ummadda Islaamka Munaasabadda Ciidul Adxa


Maamulka ugu sareeya Warbaahinta  iyo Shaqaalaha WWW.Ceelbarafonline.com ayaa hambalyo ku aadan farxada Ciidul Adxaa u dirayaan dhammaan dadka Islaamka ah meel walbo oo ay joogaan,iyo Ummada Soomaaliyeed  maadaama maalinta berri ah ay ku beegan tahay maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa.


Guud ahaan Umadda Islaamka oo ku kala sugan dalalka Caalamka iyo gobolada dalka ayaa si weyn ugu diyaar garoobaya in maalinta berri ah ay u dagaal degaan farxada maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa.


Dhinaca kale Waxaan ugu Bishaareeynaa Cidii Donayso in ay Nala soo Xariirto Gacmo Furan ayaan Ku soo dhaweeynaynaa 

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*