AKHRISO:Madaxweynaha Mamulka Hir-shabelle Oo Magacaabay Garsoorayaal Maxkamadeed


Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dib u habeyn  ku sameeyay Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe,isaga oo Magacaabey Guddoomiyeyaal Maxkamadeed  iyo ku xigeenadooda.


Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa  lagu Magacaabey Guddoomiyeyaasha  Maxakamadda Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo tan Racfaanka.Sida Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka Magalada Jowhar iyo ku xigeenadiisa.


Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*