Naadiga Juventus Oo Difaaci karta kulanka ay la ciyaarayso Napoli


Mattia Di Sciglio kaas ayaa lagu waday in uu ciyaarii kulankii ay kooxdiisu guusha kagaartay Sassoulo, balse ku dhaawacmay isku diyaarinta ciyaarta.


Sida lagu caddeeyay bayaan ay soo saartay Bianconeri xidigan ka ciyaara danbeedka midig ayaysan waaxdu caafimaadku kasoo saarin aqbaar wanaagsan.

“Ciyaaryahan Mattia De Sciglio waxa uu ka cabanayaa wax yeello dhanka kubka ah, De Sciglio ayaa horay u bilaabay jimicsi iyo tababar qaas ah waxaana xaaladdiisa loola socon doona si joogto ah.” Ayaa lagu yiri bayaan ay soortay Juventus.

Bayaanka Bianconeri ayaysan ku caddayn waqtiga u xidigani soo laaban karo balse Sky Sport ayaa aaminsan in qiyaastii qaadan karo laba asbuuc.

Rajada xidiga ayaa ahayd in uu soo laaban karo kulanka ay 30-ka bishan September la ciyaarayso Napoli inkasta oo uu seegi karo.


Xidigan da’da yar ee reer talyaani ayaan laheli karin kulanka Champions League ee ay kooxdiisu kahor tagayso Valencia, si lamid ah kulamda Serie A ee Frosinone iyo Bologna.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*