Kulan Uga Socda Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxda Jubbaland


kulan ayaa Magaalada Kismaayo uga socda Madaxweynihii hore Soomaaliya ahna Guddoomiyaha xisbiga UPD Madaxda Jubbaland, golahayaasha Barlamaanka iyo wasiirada.


Kulanka ayaa ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka, nidaamka Federalism-ka, nidaamka xisbiyada badan iyo qiimaha midnimada umadda iyo tan Jubaland .Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay gaaray Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland, waxaana soo dhaweeyay Mas’uuliyiinta ugu sareysa maamulka Jubbaland.


Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*