FIIRSO:Madaxweeyne Farmaajo Oo Dhulka Ku Jiiday Madaxda Hirshabelle “Arigii Hirshabeelle Salaan Kuma Fiicna”


Kulankii maqaarsaarka ahaa ee shalay loogu dabaaldagaayay doorashadii aan xaalasha ahayd ee ka dhacday Magaalada Baydhabo ayaa si aan gabasho lahayn loogu bahdilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi Aware.
Sida aad ka arkeysaan Video laga Qaaday Markii uu Salaamayay Madaxda Goobta Joogtay Madaxweeyne Farmaajo ayaa
waxa uu salaamay wafdii ka socday Dowlad Goboleedka Puntland iyo Maxamed Carabeey oo sheegtay in uu ka socdo Galmudug halka uu diiday in uu salaamo Maxamed Cabdi Waare oo ganta u taagay. Markii uu salaanta La Dhaafay ayuu Madaxwyene Ware Kaligiis Iska Qomameeyay Madaama uu lagu jees jeesay Oo salanta lala dhaafay,

Madaxweeyne Waare ayaa ahaa shaqsigii ka danbeeyay burburinta iyo kala dirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyadda isaga oo ku badashay lacag. Hase ahaatee Ficilkii uu  M/Farmaajo kula kacay MWaare waxa ay cadeeyn u ahayd sida ay uga go’an tahay Madaxweyne  Farmaajo in uu si toos ah ula dagaalo deeganaada Galmudug iyo Hirshabeele iyo shacabkooda.

Dhowr bilood ka hor ayaa ay ahayd markii uu Madaxweyne Waare uu u sheegay dowlada Farmaajo in uu tusi doono dowladiisa in “Galmudug iyo Hishabeele yihiin Ari ama Libaax


 dadka ku dhaqan Hirshabelle ayaa yiri “ Maxamed Cabdi Waare anagana sharafteynii ayuu ku ciyaaray tiisiina lacag ayuu ku badashay, shalayna waxa uu isku cadeeyay in uu yahay arigii uu horay ugu sifiyaya dadka reer
Hirshabeelle”

Si kastaba Ha ahaate Maamulka Hirshabelle ayaa ah mid aan shaqeeyn Waxaana ay madaxiisa iska joogaan Maagaalada Muqdisho Mana Ka war hayaan Xaalada Degaanada ay Maamulaan Waxaana lagu eedeyaa In ay Muqdisho u Joogaan Kaliya In Halkaasi Ku Aruursadaan Dhaqaalaha ay ka helaan Heyadaha Caalamiga ah ee Loogu Tala Galay Horumarka Hirshabelle,  Degaanada Hirshabelle Waxaa ka jiro Colaado Sokeeya Mana Ka hadlaan Way ka amusan Yihiin,


 

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*