December 10, 2019

SAWIR:Qalab Isboorti Oo Loogu Deeqay Kooxda Ku Ciyaarta Degmada Ceelbaraf ee G/SH/DHEXE


Warbixinada Laga Helayo Degmada Ceelbaraf ee G/SH/DHEXE  ayaa sheegaya in ay ka jiraan Baahiyo  Badan Balse Mid ka Mid ah Dadka Taageero Isboortiga ayaa  Ka Jawaabay Codsi uga Yimid Dhalinyarada Ku Nool Degmada Ceelbaraf.

Kooxda Ka Dhisan Magaalada Ceelbaraf ayaa Codsi Dheer u soo Dirsaday Shacabka Ka Soo jeeda Degaanka, Nasiib Wanaag Waxaa Jawaab Deg Deg ah Ka Bixyay Walaalkeen Axmed Macalim Muxudiin Oo Ka Mid ah Qurbo Joogta Ka Soo Jeeda Degaankaasi, 

Sida laga Soo Xigtay Bartisa Facebook Waxaana uu u Hadlay Sida Tan


 

Horumarka Waxa uu Ku Jiraa Is dhex galka Bulsho:
Isbortiga Waxa uu Qeeyb Libaax leh Ka Qaataa Horumarka Dadka Iyo Degaanka,

Codsi Ka jawaabid 
…………………….
Markii aan arkay Baahida ay Soo Guddbiyeen Kooxda Ku ciyaarta Degmada Ceelbaraf ee G/SH/DHEXE Ayaan Go,aansaday In aan Ka Jawaabo
Waxaana ka Mid ahaa Qalabka Isboortiga Sida
1: Shabaqa Goolasha ah
2:Qalabka Sida Dharka
3:Kubada

Mahad naq
Waxaa Codsigaan ii Soo Gudbiyay Walaalkeey Yuusuf Abuurkar Cali waana Ku Mahadsan Yahay Aniga Oo ah Axmed Macalim Muxuyadiin Waan Ka Jawaabay

Ugu Danbeeyn Bulshada Soomaaliyeed Waxaa ugu Baaqayaa in Dhalinyarada Laga Caawiyo Isboortiga Waa Horumarka Dhinaca Jirka Maskaxda….

Maskaxda….


L'immagine può contenere: 1 persona, in piedi e spazio all'aperto
L'immagine può contenere: una o più persone, persone in piedi, cielo e spazio all'aperto
L'immagine può contenere: 2 persone, spazio all'aperto
L'immagine può contenere: 3 persone, persone in piedi e spazio all'aperto
L'immagine può contenere: 1 persona, in piedi, cielo, spazio all'aperto e natura
L'immagine può contenere: persone in piedi
L'immagine può contenere: 11 persone, tra cui Mudane Abdullaahi Saacid, persone in piedi, bambino e spazio all'aperto

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*