Haweeneey Ninkii Furay Facebook Ku Aflagaadeysay markii Uu Naag Kale Guursaday maxaase karaacay.


Haweeneey Ninkii Furay Facebook Ku Aflagaadeysay markii Uu Naag Kale Guursaday maxaase karaacay.

Haweeneey  ayaa waxa loo heystaa inay aflagaado ugeysatay seygeedii hore oo ay kala tegeen gabarna hore ugu dhashay.


Xilli ay kusugneyd Dalka Imaaraatka carabta ayaa la sheegay inay Ciidamada amniga gacanta ku dhigeen taas oo hadda loo heysto lana dhageysanayo dacwada lagu soo oogay.


Haweeynadaan ayaa iyada & gabadheeda oo 14 jir ahedy kuna sugneyd Magaalada Paris ayaa waxa ay la kulmeen xarigaasi xilli ay joogeen Buubaay Dageenka Magaalada Dubai.

Barteeda Facebook ayey Qeybta Fikradaha ayey Hadal Caay ah ugu reebtay Seygeedii hore ,taas oo dood badan ay dhalisey.

Warar ayaa sheegaya in Ay hinaastay Haweeynaydaan oo iyadu aragtay Sawir uu Ninkeedii hore ku lahaa Xaas baan guursaday iyaduna ay fariin qeybta facebook Ee commentiga ku aflagaadeysay Seygeedii hore.

Haweeneyda waxaa laga qaaday baasaboorkeedii ay Heeysatay ,Labo sano ayaa lagu xukumay,iyo inay Bixiso Lacag dhan 65 Kun dollar oo mag dhaw ah maadaama sharaf dil ay sameysay,Dunida waa mamnuuc Aflagaado Qofka loo geysto.

W/Diyariyaya  Gulet yare

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*