Mamulka Jubbaland Oo Ka Horyimid Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee DFS


Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka horyimid qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku saabsan habraaca doorashada Jubbaland.

Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland, ayaa sheegtay in wax shaqo ah aanay ku lahayn dowladda dhexe arrimaha doorashooyinka maamulkooda.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Dastuurka KMG ee dalka u yaalla uu xaq u siinayo dowlad goboleedyada in si ka madax bannaan dowladda dhexe u qabsadaan doorashooyinkooda.


Sikastaba ha ahaate ujeedka dowlada federalka  ayaa ah in ay meesha ka abuurto qas iyo walaac kadibna ay sidaa ku hesho jaanis ay ku soo gasho meesha balse mamulka uu madaxda kayahay axmed madobe ayaa ah mid isku kalsoon sida muuqata.

Halkaan hoose ka akhriso:


Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*