October 19, 2019

Maamulka Warbaahinta Ceelbarafonline.com Oo shacabka Soomaaliyed ugu hambalyeynaya Ciidul-adxaa


 


Maamulka iyo Shaqaalaha Ceelbarafonline.com waxay hambalyo u dirayaan guud ahaan ummaddaha islaamka meel kastoo ay joogaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed taasoo ku aadan Munaasabada Ciidul adxaa.

Waxaana ugu baaqaynaa shacabka Soomaaliyeed iney is cafiyaan farxada munaasabada ciida awgeed ayna isku naxariistaan si ay u helaan naxariista ALLE.


Waxaan hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidul-adxaa u dirayaan dhamaan ummada islaamka gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo muslimiinta gudanaya waajibaadka xajka oo ka mid ah shanta tiir ee Islaamka Waxaana u rajeeynayaa  dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan shucuubta islaamka meel kasta oo ay joogaan iney sanadkan kiisa kale ku gaaraan, guul horumar, nabad iyo Barwaaqo Iyo Xasilooni.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*