September 16, 2019

AKHRISO:Madaxweeyne Farmaajo Oo Labo Sano iyo Bar Gudaheed Min 5 jeer Badalay Taliska Ciidanka


Dowladdan madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa noqotay dowlad aysan fadhin siyaasadeeda amniga, waxaa ay badashay tiradii ugu badneyd ee taliyeyaal ah, NISA iyo Asluubta oo mid 4 jeer ah iyo inta kale oo min 5 jeer ah, waana dowladda ugu badan tan iyo burburkii kadib.

Dowladda madaxweyne Farmaajo 2-badii sano iyo barkii ay joogtay waxaa mareysaa taliyihii 4-aad ee Sirdoonka C/llaahi Gaafow Maxamuud, C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, Xuseen Cusmaan Xuseeniyo Fahad YaasiinDaahir, waxaa jooga taliyihii 5-aad ee xoogga dalka(  General Maxamed Aadan Axmed (Buud), 


Sidoo kale Dhanka Ciidanka Xooga Waxay ay isku Bedeshay Gen, Maxamed Axmed Jimcaale Cirfiid,  S/Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod), Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) iyo General Odowaa Raage,

Dhanka Ciidanka Booliska waxaa jooga oo kale booliiska taliyihii 5-aad( Gen. Sheekh Xasan Xaamud, Cabdixakiin Daahir Saciid Saacid, Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax, Bashiir Cabdi Maxamed iyo Gen. Cabdi Xasan halka abaanduulaha xoogga dalka iyo asluubta ay la joogaan mid weliba kii 4-aad.


Si kastaba Ha ahaatee Waxaa La dhihi Karaa Waa Nasiib Daro Ka Heeysata Dhinaca Amniga Halka Kuwa Kale ay ku Tilmaameen Madaxweeyne Farmaajo  isbedelka uu sameenayo uu la mid naqday R/Wasaara la bedelo.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*