December 10, 2019

Doorashadii 2012 iyo shiekh shariif shiekh axmed (Muddo kororsi maya maya maya.)


Mid kamid ah Aqoonyahanada Someeliyeed ayaa Ka hadlay Wararka Sheegaya In ay Doonayso Doowlada uu Hogaaminayo Madaxweeyne Farmaajo in ay sameeyso waqti kororsi ku aadan Xiliga La qaban lahaa doorashada Hase ahaate Waxa uu ka diyaariyay qoraal dheer uuna Cinwaan uga dhigay (WAQTI KORORSI MAYA MAYA)

Cabdiladiif maxamed xuseen(Jananka).   Waxaana uu ku soo qoray Beejka uu Ku leeyahay Facebookga Sidaan ayuu u Qoraan

2012 iyo shiekh shariif shiekh axmed: .

shaki kuma jiro ummadda soomaaliyed labaatankii sano ee lasoo dhaafay waxeey soo martay maraaxilo adag FALILAAHIL XAMDU maanta waxaan soo gaarnay marxalad aan ku faani karno oo eey wax noo bilaabanyihiin aan kasoo gudubnay marxaladihii kumeelgaarka ahaay ee kala duwanaa aan kasoo gudubnay foowdadii iyo dagaaladii sokeeye la jebiyay ALSHABAAB IYO ALQAACIDDA oo ku ahaay dalkaan dhibaato weyn.


waxa ku sugaya waa howlo badan waxaad iga filataane waa garab istaag maxaayeelay waxaan xog-ogaal u ahay inta eeey taageeradu muhiim u tahay madaxda QARANKA.madaxweyne xasan sheikh maxamuud.ayaa sidaas lagu yiri..


2017 iyo Shiekh shariif shiekh axmed:..:

waxaan mareynaa taariikh muhiim ah oo u bahan in an isha u baryareeyno waxaan soo marnay mar xalado adag oo xanuun badan tabarteenu hayaraato lkn maanta sheyga #somali isku raacsantahay waa in afar sano doorasho la qabto
sifiican u dhacdo ciddii kuguuleeysatane lala shaqeeyo taasi waa arin aan marna laga tanaasuli karin
waa arin u baahan in mar walba farta ku fiiqno hoosta ka xariiqno sheegno adkeeyno ku wadashaqeeyno….sidaasna waxaa lagu yiri madaxweyne #farmaajo.

shariifka allaah ha dhowree wuxuu iska ilaaliyay in dowladdu eed_sato.2012 ilaa hadda.
mahadsanid mudane madaxweyne waddo wanaagsan ayaad noo jeexday lkn waa iska yar_tahay cid qaaday…

Balan_qaadki haddii la_waayay ahaay HAL COD IYO HAL QOF.

afartii sanaba doorasho ayaa dhacda taas ayaa hishiis lagu yahay .

Wixii labalan qaaday haddii la_waayay waa in eey dhacaan wixii xishiiska lagu ahaay.

Muddo kororsi maya maya maya.

Cabdiladiif maxamed xuseen(Jananka).

L'immagine può contenere: 2 persone, persone sedute e testoL'immagine può contenere: una o più persone, persone sedute e spazio al chiuso

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*