October 19, 2019

Wasarada Arrimaha Guddaha Oo Ku Dhawaaqday Guddiga Farsamada Maamul Dhisida Galmudug


Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u-heshiisiinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug.

Guddiga oo ka kooban 13xubnood ayaa wasaaraddu sheegtay in guddigu u xilsaaran yahay fulinta habraacyada iyo shuruudaha lagu saleeyay xulista hogaamiye dhaqameedyada rasmiga ah iyo xildhibaanada Golaha wakiillada.

Liiska magacyada guddiga ee wasaaraddu ku dhawaaqday.

Maxamed Cumar Warsame (Afrax)

Cabdulqaadir Nuur Caraale

Axmed Maxamed Caafi

Cabdirisaaq Kaahiye yuusuf

Cumar Maxamuud Cabdi

Xuseen Cabdulle Xasan

Maxamed Daahir Faarax

Cabdi naasir Geelle Cilmi

Xaliimo Cabdi Cali


Maxamed Maxamuud Cali

Cabdirisaaq Aadan Warsame


Abshir Cabdiraxmaan Maxamed

Cabdirashiid Cali Salaad.

Hase ahaatee lama oga in ay aqbali donaan ergada Ku Sugan Magalada Duusa mareeb Gudigan la soo magacaabay inkastoo dadka qaar ay amnisan yihiin in uu shirkaan uu yahay mid aad wajiyo badan  oo aan la saadali karin maadaama ay isku heeystaa xisbiyada siyaasada dalka midkastana uu doonayo in uu asiga ku soo baxo dhanka hogaminta,

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*