November 12, 2019

Wasiir Ka Tirsan Dowlada Jabuuti Oo Muqdisho Soo Gaaray


Waxaa Saakay Magaalada Muqdisho Soo Gaaray Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda warfaafinta ee dowladda Jabuuti, Ridwaan C/laahi Bahdoon.

Wafdiga uu horkacayo wasiirka warfaafinta dalka Jabuuti Bahdoon ayaa  waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Wasiirka Warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan wasaarada warfaafinta.


Wasiir Bahdoon ayaa la sheegayaa in safarkan uu ku yimid Muqdisho yahay mid rasmi ah, wuxuuna inta uu joogo la kulmi doonaa mas’uuliyiin kale oo Dowlada Federalka.


 

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*