April 3, 2020

Mu’ssasada Hilaal Foundation Oo Ku Dhawaad 60 Arday Xaflad Qalin Jabin Ah ugu Sameeysay Muqdisho


Arday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho   ay u Sameeyeen lagu  soo bandhigay Magaalada Muqdisho  Sida ay Warbixinta Ku Sheegeen Madaxda  Mu’ssasada Hilaal Foundation in ay  Xaflad Qalin Jabin ah ay u sameeyeen arday Gaareeysa 59 Arday  Ayagoo Sheegay in ay waxbarashada ka bixinayeen  muddo Dhan 5 Sano ah.

Sido kale Waxa ay Shegeen 59 Arday oo kala dhigta Dugsiyada Sare iyo Dugsiyada dhexe Waxaana ay Dhawaan Ka Qalin Jebiyeen Dugsigyada Sare Iyo Dugsiyada H/ Dhexe .

Munaasabadda oo aheyd mid si heersara ah loo soo agaasimay   ayaa Waxaa   ka soo qayb galay Waalidiinta Ardada Iyo Dhamaan Wax garadka Qeeybihiisa Kala Duwan Sida Aqoonyahanada, Dhalinyarada,Nabadoonada, Culuma,udiinka,Haweeynka, Waxaana  abaalmarin lagu doonsiiyey Ardayda Kaalinta Wanagsan Ka Galay  waxbarashada sanad digsiyeedki 2018/2019

  Mid kamid ah   waalidiinta ardaydan qalinjabisay ayaa munaasabadda ka sheegtay in ay aad u faraxsa yihiin islamarkaana dareenkeedu uu yahay mid aan la qiyaasi Karin. 

“Waxaa Mahada Iskaleh “Ilaahay”  Sidoo kale Walaalaha u Istaagay In ay Caawiyaan Dadka Walaalahood ee aan Awoodin in ay iska Bixiyaan Wax barashada,Waxaan leenahay Waad Mahadsan Tihiin Dadaalkiina Ka Sii wada Halkaasi,

Dhinaca Kale Masuliiyiinta  Mu’ssasada Hilaal ayaa bogaadiyay dadaalka Ardayda ay Mujiyeen  Waxaana ay  mahad celin gaar ah u jeediyeen shacabka Dhinacyadiisa Kala Duwan ee Taageerada Ka Geeystay in ay Ka Bixiyaan 59 Arday waxbarashada ,

Ugu Danbeeytii Waxaa Hadalo Qiimo Leh Ka Jeediyay Wax garadkii ka soo qeeyb galay kulanka Waxaana ay Baaq Xoogan ay u direen Jaaliyada Ka Soo Jeeda Degaanada Afarta Tuulo ee Ka Tirsan G/Sh/Dhexe  Sida Ganacsatada,Qurbo joogta, Haweeynka ,Dhalinyarada, Aqoonyahanka,Culimada,Iyo Siyaasiyiinta, In ay u istaagaan in ay Shacabkooda Iyo Degaanadooda ay Gurmad Dhinac Walbo ah u Fidiyaan Sida Waxbarashada Caafimaadka Horumarka Ganacsiga Iyo Amaanka,


 

 

 

L'immagine può contenere: 1 persona, occhiali

L'immagine può contenere: 3 persone, persone in piedi e spazio al chiuso

L'immagine può contenere: 4 persone

L'immagine può contenere: 5 persone, persone che sorridono, persone in piedi

L'immagine può contenere: 5 persone, barba

L'immagine può contenere: 1 persona, con sorriso, cappello e primo piano

L'immagine può contenere: 1 persona, con sorriso, cappello e primo piano

L'immagine può contenere: 1 persona, con sorriso, in piedi


L'immagine può contenere: 1 persona, con sorriso, in piedi

L'immagine può contenere: testo

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*