July 2, 2020

Waan jeclahay qof walba waana soo dhaweystaa aniga


Waan jeclahay qof walba waana soo dhaweystaa aniga oo aan ka eegin midabkiisa, da’diisa, hantidiisa iyo maqaamka uu bulshada dhexdeeda ku leeyahay sababtuna waxay tahay in qalbigayga uusan xamili karin naceybka waayo marka aan qof kale naceyb u qaado wuxuu si toos ah ula wareegayaa naftayda, awooddayda, fikirkayga, iyo dareenka ruuxdayda oo gebi ahaanba ka baxaya gacantayda.


Ogow Qofna Ha Yasin Maxaa yeelay Baniaadamka ilaahay wuu karaameeyay waxaana wanagsan in aad siiso tex gelin hadii uu yahay curyaan waxa wanagsan in aad tusto qalbi dagan oo jilecsan adigana waxa ay kuu tahay waano iyo cibro qaadasho


Sean Stephenson: qoraa u dhashay dalka Mareykank

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*