June 6, 2020

Farshaxanka Weeyn SujaacArts Oo Farta Ku Fiiqay Ficillada Villa Somaliya


Dunida Waxaa ka Jiro Arts wax ku cabira sawirkiisa Hadba sida ay xaalada tahay  waxaan dhawaan Qabsaday Baraha bulshada somaliyed Artska weeyn Sujaac Arst (Run Sawire).

Sawirada uu Sameeyay Sujaac Arts ayaa la sheegayaa in ay aad uga qeeyliyeed Dadka uu ka sameeyay Sawirada ayagoo qaarkood ay leeyihiin dadka hanagu soo jeedin ee Fadlan naga jooji Runta aad sawireeyso Xitaa Waxaa aan ku sameeynaynaa balan qaad dhaqaale. lakin Sujaac Arts ayaa ka diiday jawaabaha ka imaanaya Kooxda caadeeysatay Dhagarta Dalkooda Iyo Dadkooda.


 

Sidoo kale Sujaac Arts ayaa Ah Arts weeyn oo  Sawir ku Cabira sida ay ku sugantahay Xaalada Somaliya Iyo Dunida inteeda kale.

Sikastaba Ha ahaate SujaacArts ayaa Wacad ku maray in uusan Dalkiisa Iyo Dakiisa uusan Siisan Wax dhaqaale ah waxaana uu Yiri”Dalkeeyga Iyo Dadkeeyga waan u adeegayaa si wanagasan mana qaadanayo laaluush si aan uga qariyo Runta Dadkeeyga” 

 


Sujaac arts kala Soco Sawiradiisa WWW.Sujaacarts.com

Sawirka Sujaac Arts.

Post Dec 12 2019

Post Nov 29 2019

Post 2019-12-08T02:54:20.934Z

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*