June 6, 2020

DHAGEEYSO:Galka Baarista: Coronavirus iyo Soomaalida Qurbaha


Barnaamijka Galka Baarista waxa uu maanta ku saabsan yahay waayo aragnimada dadka Soomaaliyeed ee ehelladooda ay u dhinteen cudurka Coronavirus, iyo sababta keentay in cudurka uu si weyn ugu faafo bulshooyinka Soomaalida ee ku nool dalka dibeddiisa, gaar ahaan Yurub. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*