June 6, 2020

Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay Golaha Wasiirada Maamulkaasi Galmudug


Kulan ay maanta  Yeesheen xildhibaanada mamulka Galmudug  waxa ay ku ansixiyeen wasiiradii dhawaan uu soo magacaabay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

 kulankankaasi Waxaa soo xaadiray 78 mudane oo ka tirsan golaha Barlamanka ee maamulka Galmudug.


Sidoo kale Xildhibaanadana yaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay golaha wasiirada Galmudug, iyadoo aysan jirin mudanayaal ka horyimid liiska wasiirada cusub ee madaxweyne Qoorqoor uu soo magacaabay.

Madaxweynaha Galmudug ayaa 16-kii bishan soo dhameystiray golahiisa wasiirada oo ay ka dhimanaayeen wasiir ku xigeenno iyo wasiir dowlayaal.


S katsaba Ha ahaatee Mamulka ka dhisan Galmudug ayaa ah mid lagu dhisay xoog iyo afduub balse lama garanayo halka uu ku dhamaan doono  Muranka Maamulkasi

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*